Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 16:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Aasaa lacag iyo dahab ka soo bixiyey khasnadihii guriga Ilaah iyo kuwii guriga boqorkaba, oo wuxuu u sii dhiibay Benhadad oo ahaa boqorkii Suuriya oo Dimishaq degganaa, oo wuxuu ku yidhi,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 16

arki Taariikhdii Labaad 16:2 macnaha guud