Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Aasaa iyo dadkii la socday u eryadeen xagga Geraar, oo waxaa kuwii reer Itoobiya ka dhintay dad faro badan oo iyaga ayan ka soo kaban karin, maxaa yeelay, iyagu waxay ku hor baabbe'een Rabbiga iyo ciidankiisaba, oo weliba waxay kala tageen maal booli ah oo aad u badan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 14

arki Taariikhdii Labaad 14:13 macnaha guud