Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 14:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Aasaa u qayshaday Rabbiga Ilaahiisa ah oo yidhi, Rabbiyow, adiga mooyaane ma jiro mid u kala hiilin kara kan itaalka badan iyo kan aan xoogga lahayn. Rabbiyow Ilaahayagow, na caawi, waayo, waannu isku kaa hallaynaynaa, oo magacaaga ayaannu dadkan badan ugu soo baxnay. Rabbiyow, waxaad tahay Ilaahayaga, haddaba ninna yuusan kaa adkaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 14

arki Taariikhdii Labaad 14:11 macnaha guud