Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Abiiyaah dagaal buu u baxay isagoo wata ciidan dagaalyahan ah oo xoog badan, oo waxayna ahaayeen afar boqol oo kun oo ah rag la xushay; oo Yaaraabcaamna wuxuu dagaal isaga ka gees ah u diyaariyey siddeed boqol oo kun oo nin oo ah rag la xushay oo dhammaantoodna rag xoog badan ah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 13

arki Taariikhdii Labaad 13:3 macnaha guud