Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 12:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rexabcaam falimihiisii, intii hore iyo intii dambeba, sow kuma qorna taariikhdii Nebi Shemacyaah iyo tii Iddo oo ahaa waxarkihii, siday ahaayeen abtirsiinyadii? Oo had iyo goorna dagaal baa ka dhaxayn jiray Rexabcaam iyo Yaaraabcaam.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 12

arki Taariikhdii Labaad 12:15 macnaha guud