Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 11:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rexabcaamna wuxuu naagihiisii iyo addoommihiisaba ka sii jeclaaday Macakaah oo ahayd ina Absaaloom, (waayo, wuxuu guursaday siddeed iyo toban naagood iyo lixdan addoommo ah, oo wuxuuna dhalay siddeed iyo labaatan wiil iyo lixdan gabdhood.)

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 11

arki Taariikhdii Labaad 11:21 macnaha guud