Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 11:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rexabcaam markuu Yeruusaalem tegey wuxuu reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin ka soo shiriyey boqol iyo siddeetan kun oo rag la doortay oo dagaalyahan ahaa si ay dadkii Israa'iil ula diriraan oo ay boqortooyadii mar kale ugu soo celiyaan Rexabcaam.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 11

arki Taariikhdii Labaad 11:1 macnaha guud