Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu kula hadlay taladii raggii dhallintayaraa, oo ku yidhi, Aabbahay harqood culus buu idin saaray, laakiinse anna culays kalaan idiinku sii darayaa, aabbahay wuxuu idinku edbin jiray shaabuugyo, laakiinse anigu waxaan idinku edbinayaa hangarallayaal.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 10

arki Taariikhdii Labaad 10:14 macnaha guud