Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 10:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay raggii dhallintayaraa oo isaga la koray la hadleen, oo waxay ku yidhaahdeen, La hadal dadkii kula hadlay oo kugu yidhi, Aabbahaa harqood daran buu na saaray ee adigu noo fududee. Oo waxaad ku tidhaahdaa, Faryaradaydu waa ka sii dhumuc weyn tahay aabbahay dhexdiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 10

arki Taariikhdii Labaad 10:10 macnaha guud