Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ilaah wuxuu Sulaymaan ku yidhi, Waxyaalaha qalbigaaga ku jiray aawadood oo ah adigoo aan i weyddiisan maal, iyo hodan, amase sharaf, amase kuwa adiga ku neceb noloshooda, ama aadan i weyddiisan cimri dheer, laakiinse aad i weyddiisatay xigmad iyo aqoon aad ku xukuntid dadkayga aan boqorka kaaga dhigay,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 1

arki Taariikhdii Labaad 1:11 macnaha guud