Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasaa reer binu Israa'iil oo dhan loogu abtiriyey, oo bal eeg, iyagu waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada reer binu Israa'iil. Oo dadkii Yahuudahna xadgudubkoodii aawadiis ayaa maxaabiis ahaan loogu kaxaystay Baabuloon.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 9

arki Taariikhdii Kowaad 9:1 macnaha guud