Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 8:3-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. Oo Belacna wiilal buu lahaa, oo waxay ahaayeen Addaar, iyo Geeraa, iyo Abiihuud,

4. iyo Abiishuuca, iyo Nacaman, iyo Axoo'ax,

5. iyo Geeraa, iyo Shefuufaan, iyo Xuuraam.

6. Kuwanuna waa wiilashii Eehuud, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ahaa dadkii Gebac degganaa, oo iyaga maxaabiis ahaan waa loogu kaxaystay Maanahad.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 8