Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 8:20-33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. iyo Eliiceenay, iyo Silletay, iyo Elii'eel,

21. iyo Cadaayaah, iyo Beraayaah, iyo Shimraad, oo wada ahaa wiilashii Shimcii,

22. iyo Yishfaan, iyo Ceeber, iyo Elii'eel,

23. iyo Cabdoon, iyo Sikrii iyo Xaanaan,

24. iyo Xananyaah, iyo Ceelaam, iyo Cantotiyaah,

25. iyo Yifdeyaah, iyo Fenuu'eel, oo wada ahaa wiilashii Shaashaq,

26. iyo Shamsheray, iyo Shexaryaah, iyo Catalyaah,

27. iyo Yacareshyaah, iyo Eliiyaah, iyo Sikrii, oo wada ahaa wiilashii Yeroxaam.

28. Oo kuwaasu qarniyadoodii oo dhan waxay ahaayeen madaxdii reerahooda, oo waxay degganaayeen Yeruusaalem.

29. Oo Gibecoonna waxaa degganaa Gibecoon aabbihiis Yecii'eel, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah,

30. iyo curadkiisii Cabdoon ahaa, iyo Suur, iyo Qiish, iyo Bacal,

31. iyo Naadaab, iyo Gedoor, iyo Axiyoo, iyo Seker.

32. Miqloodna wuxuu dhalay Shime'aah. Iyana walaalahood ayay la degganaayeen Yeruusaalem meel walaalahood ka soo hor jeedda.

33. Neerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Melkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 8