Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Bekerna waxay ahaayeen Semiiraah, iyo Yoo'aash, iyo Eliiceser, iyo Eliyooceenay, iyo Comrii, iyo Yereemood, iyo Abiiyaah, iyo Canaatood, iyo Calemed. Oo intaas oo dhammu waxay wada ahaayeen wiilashii Beker.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 7

arki Taariikhdii Kowaad 7:8 macnaha guud