Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 7:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kulli intaas oo dhammuna waxay wada ahaayeen ilma Aasheer oo ah madaxdii reerahooda, oo waxay ahaayeen rag xoog badan oo la doortay, oo weliba waxay ahaayeen madaxdii amiirrada. Oo tiradoodii abtiriska loogu tiriyey hawsha dagaalka waxay ahayd lix iyo labaatan kun oo nin.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 7

arki Taariikhdii Kowaad 7:40 macnaha guud