Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Toolacna waxay ahaayeen Cusii, iyo Refaayaah, iyo Yerii'eel, iyo Yahmay, iyo Yibsaam, iyo Shemuu'eel, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahoodii oo ahaa reer Toolac, oo qarnigoodiina rag xoog badan bay ku ahaayeen. Wakhtigii Daa'uud joogayna tiradoodu waxay ahayd laba iyo labaatan kun iyo lix boqol.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 7

arki Taariikhdii Kowaad 7:2 macnaha guud