Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 6:78-81 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

78. Oo Webi Urdun shishadiisa oo ah Yerixoo agteeda oo ah Webi Urdun xaggiisa bari waxaa qabiilka reer Ruubeenna laga siiyey Beser oo cidlada ku taal iyo agagaarkeedii, iyo Yahsaah iyo agagaarkeedii,

79. iyo Qedemood iyo agagaarkeedii, iyo Mefacad iyo agagaarkeedii.

80. Oo qabiilka reer Gaadna waxaa laga siiyey Raamod oo Gilecaad ku taal iyo agagaarkeedii, iyo Maxanayim iyo agagaarkeedii,

81. iyo Xeshboon iyo agagaarkeedii, iyo Yacser iyo agagaarkeedii.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 6