Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 6:60 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalkii qabiilka reer Benyaamiinna waxaa laga siiyey Gebac iyo agagaarkeedii, iyo Calemed iyo agagaarkeedii, iyo Canaatood iyo agagaarkeedii. Oo kulli magaalooyinkoodii oo qolooyinkooda oo dhan ku dhex yiil waxay ahaayeen saddex iyo toban magaalo.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 6

arki Taariikhdii Kowaad 6:60 macnaha guud