Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 6:44-49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

44. Oo iyaga gacantooda midigtana waxaa istaagi jiray walaalahood oo ahaa reer Meraarii, Eetaan oo ahaa ina Qiishii, ina Cabdii, ina Malluug,

45. ina Xashabyaah, ina Amasyaah, ina Xilqiyaah,

46. ina Amsii, ina Baanii, ina Shemer,

47. ina Maxlii, ina Mushii, ina Meraarii, ina Laawi.

48. Oo walaalahood oo ahaa reer Laawina waxaa loo doortay inay ka adeegaan taambuuggii guriga Ilaah oo dhan.

49. Laakiinse Haaruun iyo wiilashiisu waxay meesha allabariga la gubo iyo girgiraha fooxa wax ugu bixin jireen shuqulkii meesha ugu quduuska ah oo dhan iyo inay reer binu Israa'iil kafaaraggud ugu sameeyaan, sidii dhammaan addoonkii Ilaah ee Muuse ahaa amray.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 6