Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 6:34-48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

34. ina Elqaanaah, ina Yeroxaam, ina Elii'eel, ina Too'ax,

35. ina Suuf, ina Elqaanaah, ina Maxad, ina Camaasay,

36. ina Elqaanaah, ina Yoo'eel, ina Casaryaah, ina Sefanyaah,

37. ina Taxad, ina Asiir, ina Ebiyaasaaf, ina Qorax,

38. ina Isehaar, ina Qohaad, ina Laawi, ina Israa'iil.

39. Walaalkiis Aasaaf oo gacantiisii midig istaagi jiray wuxuu ahaa Aasaaf ina Berekyaah, ina Shimcaa,

40. ina Miikaa'eel, ina Bacaseeyaah, ina Malkiiyaah,

41. ina Etnii, ina Serax, ina Cadaayaah,

42. ina Eetaan, ina Simmaah, ina Shimcii,

43. ina Yaxad, ina Gershoom, ina Laawi.

44. Oo iyaga gacantooda midigtana waxaa istaagi jiray walaalahood oo ahaa reer Meraarii, Eetaan oo ahaa ina Qiishii, ina Cabdii, ina Malluug,

45. ina Xashabyaah, ina Amasyaah, ina Xilqiyaah,

46. ina Amsii, ina Baanii, ina Shemer,

47. ina Maxlii, ina Mushii, ina Meraarii, ina Laawi.

48. Oo walaalahood oo ahaa reer Laawina waxaa loo doortay inay ka adeegaan taambuuggii guriga Ilaah oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 6