Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 6:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu taambuugga teendhadii shirka horteeda ayay gabay kaga adeegi jireen, ilaa Sulaymaan uu Yeruusaalem ka dhex dhisay gurigii Rabbiga, oo iyana hawshooda waxay u qaban jireen siday u kala horhorreeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 6

arki Taariikhdii Kowaad 6:32 macnaha guud