Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 6:1-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Wiilashii Laawina waxay ahaayeen Gershoon, iyo Qohaad, iyo Meraarii.

2. Wiilashii Qohaadna waxay ahaayeen Camraam, iyo Isehaar, iyo Xebroon, iyo Cusii'eel.

3. Ilmaha Camraamna waxay ahaayeen Haaruun, iyo Muuse, iyo Maryan. Wiilashii Haaruunna waxay ahaayeen Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar.

4. Elecaasaar wuxuu dhalay Fiinexaas, Fiinexaasna wuxuu dhalay Abiishuuca,

5. Abiishuucana wuxuu dhalay Buqii, Buqiina wuxuu dhalay Cusii,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 6