Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 4:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwan magacyadooda la qoray waxay dalka soo galeen waagii boqorkii reer Yahuudah, oo Xisqiyaah ahaa, oo waxay dumiyeen teendhooyinkoodii oo laayeen reer Mecuuniimkii halkaas laga helay, dhammaantoodna way wada baabbi'iyeen, ilaa maantadan la joogo, oo meeshoodii bay degeen, maxaa yeelay, meeshaasu waxay lahayd daaq ay idahoodu daaqaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 4

arki Taariikhdii Kowaad 4:41 macnaha guud