Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yacbeesna wuxuu baryay Ilaahii reer binu Israa'iil, oo ku yidhi, Waxaan jeclaan lahaa inaad i barakaysid, oo aad soohdintayda ii ballaadhisid, iyo in gacantaadu ila jirto, oo aad sharka iga dhawrtid, si aanan u tiiraanyoon! Oo Ilaahna wuu siiyey wixii uu weyddiistay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 4

arki Taariikhdii Kowaad 4:10 macnaha guud