Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 29:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii aad ugu farxay raallinimadii ay raalligooda wax ku bixiyeen aawadeed, maxaa yeelay, iyagu qalbi qumman ayay Rabbiga wax ugu bixiyeen iyagoo raalli ka ah, oo Boqor Daa'uudna farxad weyn buu farxay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 29

arki Taariikhdii Kowaad 29:9 macnaha guud