Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 29:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas amiirradii reeraha iyo amiirradii qabiilooyinka reer binu Israa'iil iyo kuwii kun kun u taliyey, iyo kuwii boqol boqol u taliyey, iyo taliyayaashii boqorka hawshiisa xukumi jirayba waxay bixiyeen wax ay raalli ka yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 29

arki Taariikhdii Kowaad 29:6 macnaha guud