Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 29:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas iyagoo aad u faraxsan ayay Rabbiga hortiisa wax ku cuneen oo wax ku cabbeen. Oo Sulaymaan ina Daa'uud ayay mar labaad boqreen, oo isaga Rabbiga ugu subkeen inuu madax ahaado, Saadooqna inuu wadaad ahaado.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 29

arki Taariikhdii Kowaad 29:22 macnaha guud