Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 29:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, weynaanta, iyo xoogga, iyo ammaanta, iyo guusha, iyo haybaddaba adigaa iska leh, waayo, waxa samada ku jira oo dhan iyo waxa dhulka saaranba adigaa iska leh. Rabbiyow, boqortooyada adigaa iska leh, oo adiga waxaa laguu sarraysiiyaa sidii madax wax kasta ka sarreeya.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 29

arki Taariikhdii Kowaad 29:11 macnaha guud