Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 28:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee Rabbiga Ilaaha reer binu Israa'iil ahu wuxuu iga doortay reerkii aabbahay oo dhan inaan weligay ahaado boqor reer binu Israa'iil u taliya, waayo, isagu wuxuu Yahuudah u doortay inuu amiir ahaado, oo reer Yahuudahna wuxuu ka doortay reerkii aabbahay, oo wiilashii aabbahayna aniguu igala dhex baxay oo igu farxay inuu iga dhigo boqor u taliya reer binu Israa'iil oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 28

arki Taariikhdii Kowaad 28:4 macnaha guud