Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 28:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, waxaa jooga kooxaha ah wadaaddada iyo reer Laawi, inay dhammaan qabtaan adeegidda guriga Ilaah, oo waxaa kula jiri doona oo hawl kasta qaban doona nin kasta oo adeegid kasta sanco u yaqaan oo raalli ah, oo weliba saraakiisha iyo dadka oo dhammuna amarkaaga way oggolaan doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 28

arki Taariikhdii Kowaad 28:21 macnaha guud