Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 28:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo weliba tii dahabkii loo miisaami lahaa laambadaha dahabka ah, iyo laambadahooda yaryar ee dahabka ah oo dhan, laambad kasta iyo laambadaheeda yaryarba miisaankooda, iyo tii lacagtii loo miisaami lahaa laambadaha lacagta ah, laambad kasta iyo laambadaheeda yaryarba miisaankooda, si waafaqsan wixii laambad kasta lagu qaban lahaa,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 28

arki Taariikhdii Kowaad 28:15 macnaha guud