Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 26:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo walaalihiis oo ahaa rag xoog badanuna waxay ahaayeen laba kun iyo toddoba boqol oo nin, oo ah madaxdii qolooyinka kuwaasoo boqor Daa'uud uu ka dhigay inay taliyayaal ugu ahaadaan reer Ruubeen, iyo reer Gaad, iyo qabiilkii reer Manaseh badhkiis, xagga wax kasta oo xag Ilaah ku saabsan, iyo xagga danaha boqorkaba.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 26

arki Taariikhdii Kowaad 26:32 macnaha guud