Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 26:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwan oo ah Shelomood iyo walaalihiis waxay u talin jireen khasnadihii alaabta quduuska ah, kuwaasoo ay quduus ka dhigeen Boqor Daa'uud, iyo madaxdii qolooyinka, iyo kuwii kun kun u taliyey iyo kuwii boqol boqol u taliyey, iyo saraakiishii ciidanku.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 26

arki Taariikhdii Kowaad 26:26 macnaha guud