Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 26:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo kooxihii iridjoogayaashiina waa kuwan: reer Qorax waxaa laga doortay Meshelemyaah ina Qore oo ahaa reer Aasaaf.

2. Oo Meshelemyaahna wuxuu lahaa wiilal, oo curadkiisii wuxuu ahaa Sekaryaah, kii labaadna Yediica'eel, kii saddexaadna Sebadyaah, kii afraadna Yatnii'eel,

3. kii shanaadna Ceelaam, kii lixaadna Yehooxaanaan, kii toddobaadna Eliihooceenay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 26