Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 24:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwanu iyana waxay riteen saami sidii walaalahood reer Haaruun ay yeeleen oo kale, oo waxay ku hor riteen Boqor Daa'uud, iyo Saadooq, iyo Axiimeleg, iyo kuwii madaxda u ahaa qolooyinkii wadaaddada iyo reer Laawi. Kan qolooyinkii madaxda u ahaa waxaa lagala mid dhigay sida kuwa walaalkiisa yar.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 24

arki Taariikhdii Kowaad 24:31 macnaha guud