Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 24:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kaasu wuxuu ahaa qaynuunkii ay u kala qaybsanaayeen oo ay hawshooda ku qaban jireen, inay gurigii Rabbiga ku soo galaan qaynuunkii iyaga lagu soo dhiibay awowgood Haaruun, sidii Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil uu isaga ku amray.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 24

arki Taariikhdii Kowaad 24:19 macnaha guud