Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 24:13-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. kii saddex iyo tobnaadna Xufaah, kii afar iyo tobnaadna Yeshebe'aab,

14. kii shan iyo tobnaadna Bilgaah, kii lix iyo tobnaadna Immeer,

15. kii toddoba iyo tobnaadna Xeesiir, kii siddeed iyo tobnaadna Hafisees,

16. kii sagaal iyo tobnaadna Fetaxyaah, kii labaatanaadna Yexesqeel,

17. kii kow iyo labaatanaadna Yaakiin, kii laba iyo labaatanaadna Gaamuul,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 24