Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 23:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwaasu waxay ahaayeen reer Laawi sidii qolooyinkoodu kala ahaayeen, waana kuwii ahaa madaxdii reeraha kuwii la tiriyey, oo magacyadooda nin nin loo tiriyey, kuwaasoo samayn jiray shuqulkii hawsha guriga Rabbiga, waana intii labaatan sannadood jirtay ama ka sii weynayd.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 23

arki Taariikhdii Kowaad 23:24 macnaha guud