Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud yidhi, Wiilkayga Sulaymaan waa yar yahay, waana tabar daranyahay, oo guriga Rabbiga loo dhisayaana waa inuu ahaado mid aad iyo aad u weyn, oo magac iyo ammaan ku leh kulli waddammada oo dhan, haddaba wax baan u sii diyaarin doonaa. Sidaas daraaddeed Daa'uud waxyaalo faro badan ayuu diyaariyey intuusan dhiman ka hor.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 22

arki Taariikhdii Kowaad 22:5 macnaha guud