Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 22:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud amray in la soo wada ururiyo shisheeyayaashii dalka reer binu Israa'iil degganaa oo dhan, oo wuxuu kaloo amray in wastaadyo dhagxan soo qoraan in la dhiso gurigii Ilaah aawadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 22

arki Taariikhdii Kowaad 22:2 macnaha guud