Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 22:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal eeg, anoo dhibaataysan waxaan guriga Rabbiga u diyaarshay boqol kun oo talanti oo dahab ah, iyo kun kun oo talanti oo lacag ah, iyo naxaas iyo bir aan miisaan lahayn, waayo, aad bay u badan yihiin, oo weliba waxaan kaloo diyaariyey alwaax iyo dhagxan, oo adiguna intaas wax baad ku sii dari karaysaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 22

arki Taariikhdii Kowaad 22:14 macnaha guud