Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aab Daa'uud siiyey tiradii dadka, oo reer binu Israa'iil oo dhammu waxay ahaayeen kun kun iyo boqol kun oo nin oo seefqaad ah, oo reer Yahuudahna waxay ahaayeen afar boqol iyo toddobaatan kun oo nin oo seefqaad ah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 21

arki Taariikhdii Kowaad 21:5 macnaha guud