Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 21:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aab yidhi, Rabbigu dadkiisa ha ka dhigo boqol jeer in ka sii badan inta ay haatan yihiin, laakiinse boqorow sayidkaygiiyow, iyagu kulligood sow ma aha addoommadaada? Maxaadse waxan u doonaysaa, sayidkaygiiyow? Oo maxaadse reer binu Israa'iil sabab ay ku dembaabaan ugu noqonaysaa?

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 21

arki Taariikhdii Kowaad 21:3 macnaha guud