Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 2:55 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo karraaniyadii Yacbees degganaa qolooyinkoodiina waxay ahaayeen reer Tircaatii, iyo reer Shimcaatiim, iyo reer Suukaatiim. Intaasu waa reer Qeynkii ka soo farcamay Xammad oo ahaa reer Reekaab aabbahood.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 2

arki Taariikhdii Kowaad 2:55 macnaha guud