Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 19:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Suuriyana way ka carareen reer binu Israa'iil hortooda. Daa'uudna wuxuu reer Suuriya ka laayay toddoba kun oo gaadhifaras raggoodii, iyo afartan kun oo nin oo lug ah, oo wuxuu dilay Shoofag oo ahaa sirkaalkii ciidanka.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 19

arki Taariikhdii Kowaad 19:18 macnaha guud