Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Daa'uudna wuxuu reer Dimishaq oo Suuriya jooga dhex dhigay rugo askareed, oo reer Suuriyana Daa'uud bay addoommo u noqdeen oo baad u keeneen. Oo Rabbiguna Daa'uud buu siiyey meel kastoo uu tegeyba.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 18

arki Taariikhdii Kowaad 18:6 macnaha guud