Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 18:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu Edom dhex dhigay rugo askareed, oo reer Edom oo dhammuna Daa'uud bay addoommo u noqdeen. Oo Rabbiguna Daa'uud guul buu siiyey meel kastoo uu tegeyba.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 18

arki Taariikhdii Kowaad 18:13 macnaha guud