Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 15:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud madaxdii reer Laawi ku yidhi, Walaalihiin rag ka dhex doorta inay ahaadaan niman gabayaa ah oo sita alaabtii muusikada, oo ah shareerado, iyo kataarado, iyo suxuun laysku garaaco, oo aad ha uga dhawaajiyeen oo farxad aawadeed codka kor ha u qaadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 15

arki Taariikhdii Kowaad 15:16 macnaha guud