Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu shirkii reer binu Israa'iil oo dhan ku yidhi, Hadday idinla wanaagsan tahay iyo hadday tahay tan Rabbiga Ilaaheenna ah aynu meel kasta ugu cid dirno walaalaheenna ku hadhay dalka Israa'iil oo dhan, kuwaasoo ah kuwa wadaaddada iyo reer Laawi ay la dhex joogaan magaalooyinkooda agagaarka leh, si ay iyaguna inoogu soo ururaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 13

arki Taariikhdii Kowaad 13:2 macnaha guud