Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 12:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dadkii iyaga u dhowaa ee ahaa ilaa reer Isaakaar iyo reer Sebulun iyo reer Naftaali waxay cunto ku soo rareen dameerro, iyo awr, iyo baqlo, iyo dibi, oo waxay keeneen bur, iyo fudad berde ah, iyo rucubo sabiib ah, iyo khamri, iyo saliid, iyo dibi, iyo ido, dhammaanna aad iyo aad bay u badnaayeen, maxaa yeelay, reer binu Israa'iil dhexdooda farxad baa jirtay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 12

arki Taariikhdii Kowaad 12:40 macnaha guud